Somali Public Agenda - قناة Telegram

Somali Public Agenda

@somalipubagenda - قناة Telegram

0/5
0 تقييمات
855
المشتركون
11/07/26
أُضيف

حول Somali Public Agenda

Somali Public Agenda هو قناة تيليجرام مخصص لـ أخرى، ويضم 855 مشترك. We are a think and action tank that works to advance understanding & improvement of governance & public services in Somalia. www.linktr.ee/somalipublicagenda انضم إلى القناة لتصلك كل التحديثات مباشرة على تيليجرام.

الوصف الأصلي

We are a think and action tank that works to advance understanding & improvement of governance & public services in Somalia. www.linktr.ee/somalipublicagenda

الرسائل الأخيرة

Dhanka kale, wakiillada SPA ayaa kulan la qaatay Agaasimaha Waaxda Qorsheynta ee Dowladda Hoose Boosaaso, Maxamed Yuusuf, iyo xildhibaan Ciise Xersi Cilmi, kuwaas oo warbixin ka bixiyey waxqabadka degmada iyo howlaha ay iska kaashan karaan SPA Policy Lab ee ku aaddan bilicda iyo xalalka waara ee magaalada Boosaaso. #SomaliPublicAgenda #bosaso
26/06/26 87
𝗚𝗼𝘃𝗲𝗿𝗻𝗮𝗻𝗰𝗲 𝗕𝗿𝗶𝗲𝗳: 𝗦𝘁𝗿𝗲𝗻𝗴𝘁𝗵𝗲𝗻𝗶𝗻𝗴 𝗟𝗼𝗰𝗮𝗹 𝗚𝗼𝘃𝗲𝗿𝗻𝗮𝗻𝗰𝗲 𝗶𝗻 𝗦𝗼𝘂𝘁𝗵 𝗚𝗮𝗹𝗸𝗮𝗰𝘆𝗼: 𝗖𝗵𝗮𝗹𝗹𝗲𝗻𝗴𝗲𝘀 𝗮𝗻𝗱 𝗢𝗽𝗽𝗼𝗿𝘁𝘂𝗻𝗶𝘁𝗶𝗲𝘀 Our Governance Brief No. 46, authored by SPA Deputy Director and Research Director, Farhan Isak, examines local governance in South Galkacyo, revenue mobilization, the challenges facing public service delivery, and citizen participation in decision-making, accountability, and transparency. Read the ful
30/06/26 59
Today, June 30, 2026, we are delighted to reconnect with our alumnus, Mohamed Omar Ibrahim, a graduate of the 9th cohort of SPA’s Blog Writing Training Program and the 3rd cohort of the Research Training Program. Mohamed shared updates on his blogging journey, the research projects he is currently working on, and his continued commitment to learning and professional growth. It was inspiring to hea
30/06/26 78
Qeybta 75-aad ee Maamul Wanaag Podcast waxaa marti ku ah Dr. Sadiq Enow. Halkan ka daawo caawa (July 5) abbaare 20:30, waqtiga Muqdisho: https://youtu.be/5WJ1zLOantg?si=MEifGLAkC1bcIJDR #SPAPodcasts #Maamulwanaag #SadiqEnow
05/07/26 41
𝗙𝘂𝗿𝘀𝗮𝗱 𝗧𝗮𝗯𝗮𝗯𝗮𝗿: Xarunta SPA Learning Lab ee Somali Public Agenda waxay bixineysaa tababar ku saabsan blog writing, kaas oo socon doona muddo 1 bil ah. Dufcadan waa tii 11-aad waxaana tababarkan bixin doona qalinleey aqoon iyo khibrad dheer u leh blog qorista. Haddii aad daneyneyso, fadlan ka soo codso lifaaqa hoos ku xusan 👇 https://somalipublicagenda.org/blog-writing-and-personal-branding-trainin
05/07/26 42
𝗤𝗶𝗶𝗺𝗲𝘆𝗻: 𝟲𝟲 𝗦𝗮𝗻𝗼 𝗞𝗮𝗱𝗶𝗯 𝗫𝗼𝗿𝗿𝗶𝘆𝗮𝗱𝗱𝗮 – 𝗛𝗮𝗹𝗸𝗲𝗲 𝗠𝗮𝗿𝗮𝘆𝘀𝗮𝗮 𝗗𝗼𝘄𝗹𝗮𝗱𝗻𝗶𝗺𝗮𝗱𝗮 𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮? 𝗠𝗮𝗮𝗺𝘂𝗹 𝗪𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴 𝗣𝗼𝗱𝗰𝗮𝘀𝘁 Soomaaliya waxa ay u dabaaldegtay 66 sano-guuradii ka soo wareegtay markii ay xorriyadda ka qaadatay gumaystayaashii reer Yurub, isla markaana la aasaasay Jamhuuriyaddii Soomaaliyeed ee ugu horreysay. Sagaal sano kadib, taliskii militariga ayaa talada dalka la wareegay. Burburkii dowladdii dhexe kadi
05/07/26 46
Tababarka blog qorista ee billaabanaya July 19, 2026, waxaa bixin doona macallimiinteenna kala ah Cabdishakuur Cawil iyo Xasan Cabdi Xasan. Labaduba waa cilmibaareyaal waxayna khibrad 10 sano ka badan u leeyihiin xirfadda blog qorista. Waxaan ku faraxsannahay in ay sanadkan bixin doonaan casharrada tababarkan, iyaga oo hore u soo tababaray dufcooyin hore. #SPALearningLab #BlogWriting
06/07/26 51
Inta uu socdo tababarka blog qorista, ardaydu waxay maalin kasta oo Khamiis ah fursad u helaan la-kulanka qalinley kala duwan oo waayo-aragnimo iyo aqoon u leh xirfadda blog qorista. Waxaan uga mahadcelineynaa dhammaan khubarada halkan ku xusan oo tababarradii hore u faa’ideeyey ardaydeenna, lana wadaagay talooyin iyo dardaaranno waxtar badan. Tababarkan wuxuu billaabanayaa July 19, codsigana wuxu
07/07/26 46

معاينة نصية لأحدث الرسائل العامة — لا يتم عرض محتوى الوسائط.

التقييمات (0)

لا توجد تقييمات بعد

الأسئلة الشائعة

اضغط على زر 'فتح في تيليجرام' ثم اضغط 'اشتراك' للانضمام إلى القناة.

نعم، افتح القناة، واضغط على الاسم في الأعلى، ثم 'الإشعارات' واختر 'كتم' للمدة التي تريدها.

يختلف تكرار النشر من قناة إلى أخرى. اطّلع على المنشورات الأخيرة لتأخذ فكرة.

تحتوي بعض القنوات على رابط مجموعة نقاش أو جهة اتصال المسؤول في الوصف. وإلا فلا يمكن التواصل معهم مباشرة.

المزيد من قنوات في أخرى

TLobbyBot
TLobbyBot

★★★★★

اكتشف
📻 Radio Verbania 📻 Canale invito
📻 Radio Verbania 📻 Canale invito

اكتشف
Aggiornamento meteo
Aggiornamento meteo

اكتشف
Amicizie Italia 🇮🇹
Amicizie Italia 🇮🇹

اكتشف

استكشف أفضل قنوات ومجموعات وبوتات تيليجرام